Afhayeenka odayaasha Koonfur Galbeed ayaa sheegay in aysan jirin shuruudo ay soo bandhigeen maamulka lixda gobal ee Madoobe Nuunow.
Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino ayaa sheegay in laga heshiiyay lix gobal iyo seddex gobal hase yeeshee iminka la isku raacay maamulka Koonfur Galbeed ee Shariif Xasan.
Dhowaan ayay shaaciyeen masuuliyiin ka tirsan maamulkii Madoobe Nuunow in uu ballanta kaga baxay madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.
Halkan ka dhageyso: