Waxaa isi soo taraya Cabashada ka soo yeereysa Darawalada ka Xeeya Mootooyinka loo yaqaano Bajaajka oo Magaalada Muqdisho ku soo badanayay Sanadihii danbe.
Darawalada Mootiiyinka wada ayaa sheegay in ay Dhibaato ku qabaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Lacago Canshuur ah oo aad u badan,kuwaas oo laga qado maalin kasta.
Qaar kamid ah Wadayaashaasi ayaa sheegay in laga qaado Lacago badan oo aysan Awoodin,waxaana ay baaq u direen Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen”Muungaab” in uu wax ka qabto Arrintaasi.
Halkan ka dhageyso: