(Dhageyso) Tababar Loogu Soo Xiray Dad Xoolo Dhaqata Ah Magaladda Boosaso.

0

Waxaa maanta Magaalada Boosaso Ee Xarunta Gobolka Bari Lagu Soo gaba Gabeeyay Tababar Ay ka faa”iideesanayeen Dad laga kala keenay dagmooyinka Gobolka Bari.

Tababarkaan ayaa waxaa iska kaashanayay Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntlnad iyo Hay”ada V.S.F Swiss, Waxaana ay ugu talagaleen in dadka Xoola dhaqatada Ah Ay Oga faa”ideenayeen qaabka daaweynta iyo Dhaqashada Xoolaha.

Hoos ka dhageyso Warbixin Uu Bosaso ka soo diray Wariye Yuusuf Cabdi shire.