Nasashada Isbuuca Iyo Sheeko Aad U Qosol Badan Odaygii Bukooday Ee Dardaarmay 'Aargoosi Kii Ugu Xumaaa'..

0

Nin Beeraley ah ayaa aad u bukooday, kadib waxa uu doonay in uu dardaarmo.

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa uu u yeedhay Xaaskiisii, markaasuu ku yidhi,  “Haddii aan dhinto, waxa aad guursataa Ninka aynu dariska nahay ee hebel”,