(Dhageyso) Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadalki Wasaaradda Macdanta Iyo Batroolka Somalia.

0

Hadaba Maamulka Somaliland ayaa Si kulul Oga Jawaabay hadal maanta ka soo yeeray Masuuliyiinta Dowlada Fadralka ah ee somaliya Waxaa arintaas Ay Ku Sheegeen In Gobolka Awdal uusan ka tirsanayn Somaliya Mudo 23 sano ah Uu Ahaa Wadan Ka Madax Banaan Soomaliya Inteeda Kale  Xiligan Looma Baahna Ayuu Yiri Masuul Ka Tirsan Maamulka Somaliland In Laga Hadlo Wax An Soomaliya Waxba Ka Khuseeynin

Halkan Ka Dhageyso Wasiirka Macdanta Iyo tamarta Xuseen Cabdi Ducaale Oo Arintaas Ka Jawabaya Hoos Ka Dhageyso.