Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maalinti Axada oo ay taariikhdu ahayd 04/12/2014 ku geriiyooday Magaalaga Muqdisho Allaha u Naxariistee Marxuumad Xaadsan Shire Siyaad.
Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuumad Xaadsan Shire Siyaad, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Shire Siyaad, gaar ahaana Reer Axmed Nuure, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuumad Xaadsan Shire Siyaad, waxaan kale oo aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuumad Xaadsan Shire Siyaad janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.
Sidoo Kale Waxaa Dhambaal Tacsiyeed Oo Gaara Diraya:
Deeq C//le nuure
Cabdilahi Reytaan Xasan
Dahir Cali Dhuux Cumar
Xasan Cali Cumar
Asli Cali Cumar
Xaydar Cali Cumar
Cali Xasan Cumar
Saciid Xasan Cumar
Yasin Cali Cumar
Xuseen Maxamed Cumar
Wiil Ciro Xasan
Ubax Axmed Nuure
Idle Ciro Xasan
Bashiir Dhoobe Axmed
Fartuun Xayder Cali
Qasad Cilmi Cumar
Cawil Cabdi Xashi
Maryan Xalane
Saynab Muuse Mire
Cabdi fitax dhoobe Axmed
Maxamuud Abdi salaam cumer
Abdi Shkuur Xasan Cumar
Faro abdislan Cumar
Sayid dhooye Xasan