Sheekh Ali Dandaawi wuxuu yidhi:
Dimishiq waxaa ku yaalay masjid aad u wayn oo magiciisa la yidhaaho Jaamicu towbah, jaamacan waxaa uu ahaa masjid qurux badan oo nafta soo jiidanaya oo ay weheshanayso, waxaa loogu bixiyey magacan JAAMACUTOWBA wuxuu ahaan jirtay goobtu berigii hore dukaan aad u xun oo macaasi badan lagu sameeyo,