(Dhageyso) Diyaarada Kenya Oo Deqeyn Ka Geystay Qeybo Kamid Ah Jubada Hoose.

0

Diyaarada Dagaalka Ee Dowlada Kenya Ayaa duqeen ka geeystay deegaan Hoostaga Dadmada Badhaadhe Ee Gobolka Jubada Hoose,

Duqeentaan Ayaa la sheegay in lala beegsaday Dagaalyahano ka Tirsan Allshabaab kuwaas Oo Lala damacsanaa,

Mascuud Cabdulaahi oo Ah Wariye Madaxbanaan oo Jogga Kismaayo Ayaa All-Galgaduud Oga waramay Xaalada Duqeymahaasi.

Hoos Ka Dhageyso Waresiga Oo Aan Xalay Ka Qaadnay wariyaha waxaana wareystay Yuusuf Cabdi shire Oo Xafiiska AGGM Ee Bosaso joga.