Daawo Sawirada Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo

0

Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo oo ay gacanta ku hayaan Xoogaga Shabaab ayaa dadka waxa ay yihiin kuwa ku nool nabadgelyo, iyadoo Magaaladaasi amnigeeda ay si adag u xaqiijiyeen ciidamada Shabaab.

Muuqaalo Sawiro ah oo laga soo qaaday Magaalada Baardheere ayaa muujinaya sida dadka ay ukala ganacsanayaan iyo deganaansho ka jirto Magaalada.

Magaalada Baardheere ayaa ah Magaalo weyn, waxaana dhowr ku goodiyay inay qabsan doonaan ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom ee Gobolka Gedo  ku sugan.

Dadka reer Baardheere ayaa u hogaansama shuruucda iyo amarada kala duwan ee soo saaray Shabaab, cidii diidana waxaa laga qaadaa tallaabooyin kala duwan oo ciqaab ah.

Hoos Ka Daawo Sawiro.

1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12