Shariif Xasan oo Dhameystiray Golaha Wasiirrada Maamulka Koonfur-galbeed (Akhri Magacyadooda).

0

Madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed ee Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goor-dhow ku dhawaaqay golaha waasiirrada maamulka uu hoggaaminayo, isagoo horay u magacaabay shan wasiir.

Golaha wasiirrada maamulka Koonfur-galbeed ayaa waxay ka kooban yihiin 20, waxaana ku jira xubno aan kasoo jeedin digil iyo mirifle, kuwaasoo uu ka mid yahay C/llaahi Shiikh Xasan oo ah guddoomiye xisbi siyaasadeed oo ka jira Muqdisho.

Haddaba, akhriso magacyada wasiirrada maamulka KMG ee Koonfur-galbeed Soomaaliya:

Hoos Ka Arag Qaabka Magacaabista.

 

allgalgaduud media

2