(Dhageyso) Ciise Dhoolawaa" Puntland Wey Umadaxbanaantahay Baarista Shidaalkeeda.

0

Agaasimaha Macdanta iyo Shidaalka Puntland Ciise Maxamuud Faarax (Dhoolawaa) Oo Shir Jaraa”id Ku Qabtay maanta Gudaha Magaalada Boosaso Ayaa ka waramay Shidaal Baarista Deegaanada Puntland La Filayo in laga Bilaabo.

Waxaa uu sheegay in Puntland Ay Umadaxbanaantahay Baarista, iyo Soo saarashada, Shidaalka iyo Kheeraadka Kale ee Ku Jira Badda iyo Biriga Puntland.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in Dowlada Fadraka ay kala xaajoon doonaan Baarista iyo Soo Saarista Shidaalka Deegaanada Puntland.

Ugu Danbeyn ayuu Hay”adaha Kale ee shidaal baarista ugu baaqay iney Soo Dhaweenayaan Hadii ay is Fahmaan.

Hoos ka dhageyso Warbixin Uu Yuusuf Cabdi shire Boosaso Nooga Soo Diray.