Dhageyso: Sanad Wacan Oo Wanaagsan 2015 Dhamaan Shacabka Soomaaliyeed Gaar Ahaan Akhristeyaasheena Sharafta Leh.

0

Dhamaan shacab weynaha Soomaaliyeed gaar ahaan Akhristeyaasheen sharafta leh meel kastoo aad joogtaan, Maamulka iyo Hawlwadeenada Warbaahinta Allgalgaduud Media waxay idin leeyihiin Sanad Wacan Oo Wanaagsan 2015.

Waxaan Allaah Subaxaanahu watacaal Ka Baryaynaa inuu sanadkan 2015 uu Shacabka Soomaaliyeed uga dhigo mid ay Nabad, Horumar iyo Midno waarta Gaaraan meel walba oo ay dunida ka joogaan . Aamiin Amiin Amiin….

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso Heesteena Caawa.

aggm 2015