(Dhageyso) Mid Kamid Ahaa Wariyayaasha Xalay Galkacyo Lagu Qarxiyay Oo La Hadlay All-Galgaduud Media.

0

Ayadoo Xalay Qarax Lala Beegsaday Xarunta Radio Gal-kacyo Ee Magaalada Galkacyo Ayaa waxaa qaraxaasi ku dhaawacmay Labo Wariye Oo Ka Wada Tirsanaa Idaacadaasi,

Cabdulaahi Yare Oo Kamid Ah Wariyayaasha Dhaawacmay Kuna dhaawacmay Qaraxaas ayaa All-galgaduud usheegay In Qaraxyadu Ay Ahaayeen labo Uuna Soo gaaray Dhaawac Fudud.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga: