Dhageyso: Cumar CC “Maamul Goboleedya Ragga Joogaa Ayaa Iska Soo Magacaaba Cideey Doonayaan, Balse Waxii Hadda Ka Dambeeya Shacabkaa Awoodaas Siinaynaa”.

0

R/wasaaraha Cusub ee Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa waxa laga sugayaa Xukuumad tayo leh si hiigsiga 2016-ka Soomaaliya ugaarto doorasho madaxweyne oo codka dadweynaha.

Cumar C/rashiid oo dhawaan codka Kalsoonida ay siiyeen Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu markaan ku jeestay Hogaanada Maamul gobolleedyada ka dhismaya Gobollada Somaliya.

R/W CCC Sharma’arke ayaa sheegay inay ka baxsan tahay qaabka ay u dhaqmayaan Nidaamka Federaalka islamarkaana awoodii magacaabida degmooyinka ay iyagu qaateen.

 

 

 

Halkan Hoose Ka Dhageyso