Inkastoo basasha leedahay ur kulul oo aan loo dul qaadan karin hadana waxaa la xusayaa in ay faa`ido badan u leedahay tinta .
Iyadoo la ogsoon yahay faa`idooyinka kale ee basasha ayaa hadana tinta ugu sii muhiimsan tahay gabaryaheey wax uu tinta uu ka yeelayaa mid xooggan oo dhal-dhalaaleysa.