DHAGEYSO:- R/wasaaraha Soomaaliya “Aniga iyo madaxweynaha waa wada shaqayn doonaa waliba si fiican”

0

R/wasaaraha cusub ee Soomaaliy Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka haladlay qaabka ay u wada shaqaynayaan asaga iyo madaxweynha Soomaaliya.

Wuxuu tilmaamay inay iska ilaalin doonaan isku dhaca oo ay siwayn iskaula shaqayn doonaan.

Sidoo kale wuxuu sheegay inuu soo dhisi doono xukuumad tayo badan leh.