DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH:- Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalada gobalka Galgaduud iyo Ahlu suna oo lagala wareegay Dhuusamareeb

0

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud ayaa waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya Maleeshiyada la magacbaxday Ahlu Suna iyo ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya.

Dagaalkaan ayaa sababay khasaaro kala duwan waxaana la sheegayaa in ciidamada Ahlu Suna guud ahaan lagala wareegay magaalada xarunta u ah gobalka Galgaduud.

Cabdirisaaq Haajirow oo ka mid ah suxufiyiinta ku sugan gabalka Galgaduud ayaa inooga waramay xaalada guud ee dagaaladaan iyo waxa hada Socda.

 

 

 

 

Halkaan hoose Ka Dhageyso..


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com