DHAGEYSO :- Waxaa sidee xaalada caafimaad ee dadkii ku waxyeeloobay weerarkii Baydhabo

0

Waxaa hada soo wanaagsanaanaysa xaalada caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay weerarkii ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.

Agaasimaha guud ee isbitalka Baydhabo Dr. Cabdulaahi Maxamed ayaa sheegay in haatan dadka qaar ay caafimaadeen oo isbitalka laga saaray dadka qaarna ay xaaladooda soo wanaagsanaanayso.

 

 

 

 

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO..


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com