DHAGEYSO:- Madaxweyne Gaas oo si qiiro leh kaga hadlay dhibaatada dadka la hayb sooco

0

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa siqiiro leh kaga hadlay xaalada dadka la hayb sooco, ka dib markii shir looga hadlayay arimahaasi uu kaga qaybgalay garow.

Gaas ayaa sheegay inay wax xanuun badan ay tahay in qof walaalkaa ah aad qabiil uu yahay aad ku fogayso.

 

 

 

 

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO.


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com