DAAWO MUUQAAL:- Aroos kii ugu cajiibsanaa oo ka dhacay deegaanka Xariirad “Hal nin oo labo haween ah wada guursaday”

0

Waxaa deegaana Xariirad ka dhacay Aroos aan horey Noociisu ugu dhicin deegaankaasi, Kadib markii uu halkaasi Nin ku wada Guursaday Laba Haween ah.

Arooskaan ayaa waxaa ka soo qaybgalay dad wayne badan kuwaasi oo soo buux dhaafiyay xaflada arooska.

 

 

 

 

 

HALKAAN KA DAAWO.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com