Dhageyso: Shir Looga Hadlayo Qaxootiga Afrika oo Ka Furmaya Magaalada Adis Ababa ee dalka Ethiopia

0

Shirkan ayaa looga hadlayaa sidii qaxootiga Africa wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka kala duwan ee heysta wxaana uu ka furmayaa magaalada Adis Ababa ee dalka Ethiopia.

Xildhibaan Muuse Sheakh Cumar oo kamid ah xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya oo shirkaasi ka qeyb galaya ayaa sharaxaya muhiimada shirka iyo kaalinta Soomaaliya ay ku leedahay.

 

 

 

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com