DEG DEG: Natiijo hor dhac ah codeynta December 6, 2014 0 Waxaan helnay natiijada codeynta baarlamaanka oo ilaa lix saf 126 xildhibaan ayaa ogolaatay codeynta 68 xildhibaan ayaa diiday 3 xildhibaan ayaa ka aamustay, waxaan ala sugayaa kaliya safka todobaad.