Waxaa hada gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya uu ku dhawaaqay war culus kaasi oo ku aadanaa in R/wasaaraha loo ogolaaday inuu hor yimaado baarlamaanka si uu isku ifaaco.
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa arintaan ka dhawaajiyay iyadoo lagu jiro kulanka hada socda.
Qaar ka mid ah xildhibaanada ayaa ku buuqay gudoomiyaha baarlamaanka markii warkaasi uu sheegay