Mid Kamid ah Dhacdooyinkii Jaceylka Ugu La Yaabka Badnaa Ee La Arko Wakhtigeynu Joogo ‘Dhacdo Cajiib Ah’..!!

0

Caabid Binu Madar waxa uu u dhashay Dalka Algeria waxa uu 3-sanno la noola Xaaskiisa oo Meyd ah, Caabid waxa uu sheegay in Meydka Xaaskiisa uusan u sheegin Cid waxa uuna ku dhaqaaqay in Maalin waliba uu isaga haajiro Guriga uu kunoola isaga oo Habeenkii oo qurah usoo hoyan jiray Gurigiisa.