Xildhibaanad Jawaahir Cilmi Shuuke oo kamid ah mudanayaasha baarlamanka ee Galgaduud kasoo jeeda aya kahadashay dagaalka iyo saameynta uu ku yeeshay dadka deegaanka.
xildhibaanada ayaa tilmaamtay in looga baahan yahay dhaqanka gobolka Galgaduud in ay ka qeyb qaataan xlinta waxyaabaha sababay dagaalka islamarkaana ay joojiyaan.
waxa ay sheegtay in dhinaca dowlada ay kala hadleen ka qeyb qaadashada dadaalada lagu doonayo xalinta dagaalka iyo in mar dambe uu soo laabto.