DHAGEYSO:- Cabdi Shire oo ka hadlay khilaafka Madaxda dowlada “waa ayaan daro” (Ugaar ah AGGM).

0

Garbahaarey, AGGM: Siyaasiga Cabdi Shire Warsame oo la hadlay warbaahinta ALLGALGADUUD ayaa wuxuu ka hadlay qilaafka u dhaxeeya madaxda sare ee dowlada federaalka Soomaaliya.

Siyaasigaan ayaa sheegay in qilaafkaan uu yahay wax laga xumaado wuxuuna ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo.

 

 

 

 

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSI GAAR AH OO SIYAASIGAAN UU SIIYAY Allgalgaduud MEDEIA.

 


Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com