Dhambaal Tacsiyeed:Gudiga Midnimada iyo Dib u heshiisiinta Jubbooyinka oo ka tacsiyeeyay Geerida Gen. Cumar Xaaji Masale.

0

Dhambaal tacsiyeed:Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun, waxaan anaga oo ka tiiraanyaysan halkan tacsi uga diraynaa Ehelada, Asxaabta, iyo Qoyska uu ka tagay eebe ha u naxariistee Gen: Cumar Xaaji Masalle oo taariikhdu markay ahayd 11/24/14 ku geeriyooday magaalada Leiceter ee dalka UK.

Waxaan alle uga baryaynaa in uu janadi geeyo ehelada, qoyska  iyo umada Soomaaliyeedna samir ka siiyo. Amiin.

Waxaa uu ahaa shaqsi Dalkiisa iyo dadkiisa jecel, isla markaana xilal kala duwan ka soo qabtay dowladiii dhexe.

Tacsidan waxaa diraya anagoo kala ah.

Xaashi Cali Mire

Axmed C/salaan

Deeqo Maxamed Cali

Axmed Faarax Nuure Xuubeey

Axmed Jaamac Xalane

Hiba Cas Caseey

C/laahi cabdule Ilinge

Maxamed Axmed Qurux  laliic

C/laahi xareed

Cabdi Faarax Cabdi geesh

Abdiladiif Maxamed Cade

Maxamed C/laahi (M.Calanle)

Deeq Cabdulle Nuure

Sheekh Sharmaake C/rixmaan

Faarax C/salaan Xasan

Bashiir Maxamed Dheere

Garaad Khaliif Xasan

Xasan Sheekh Cali

C/casiis Timadheere

Mustaf  C/salaan Xasan

Waxaa iyagana tacsi taa lamid ah diraya Gudiga xubnihiisa ku kala sugan, Canada, Austaralia, UK, Danmark, Germany,  Filand, Sweden, Holland, Dubia, Nairobi, iyo Somalia.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com