DHAGEYSO:- Shariif Xasan Sheekh Adan oo Khudbada uu ka jeediyay Baydhabo

0

Baydhabo, AGGM: Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Saddexda Gobol ee Koofur Galbeed loo doortay

Shariif Xasan Sheikh Aadan Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka,hadana ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka.

Shariif Xasan Sheikh Aadan ayaa la sheegay in Ergo gaareysa 373 Xubnood ay Codka siiyeen,iyadoona ay Diideen 15 Xubnood,waxaana ka Aamusay 8 Xubnood.

Shariif Xasan Sheikh haadan ayaa hada Qudbad Xasaasi ah ka jeedinaya Xarunta lagu doortay ee Magaalada baydhabo.

Dowladda Soomaaliya ayaa horay u Amartay in la joojiyo Shirka Baydhabo,waxaana ugu danbeeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in waxii ka soo baxa Shirka aysan Dowladdu Aqoonsan doonin.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com