kulankii baarlamaanka ee maanta ayaa wuxuu ku bilowday buuq iyo rabshado markii uu kulanka soo galay gudoomiyaha baarlamaanka.
Qaar ka mid ah xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinka ayaa bilaabay qaylo iyo sawaxan waxaana xildhibaanada ay ku qaylinayeen sida tan.
HALKAAN KA DHAGEYSO.