Daawo: Madaxweynihi Hore Ee Mareykanka Jimmy Carter Iyo Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi Oo Ka Hadlay In Awood La Siiyo Haweenka…

0

Waresi uu la yeesha Tv-ga Caalamiga ah ee CNN Madaxweynihi Hore Ee Mareykanka Jimmy Carter Iyo Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa waxa ay uga hadleen sida ugu haboon ee Awood Loo Siin Haweenka iyo in lala dagaalamo Gudniinka Haweenka.

Madaxweynihi Hore Ee Mareykanka Jimmy Carter Iyo Xildhibaan Caasho Xaaji Cilmi ayaa waxa ay ku nuux nnuuxsadeen in ay aad Muhiim u tahay in la wacyigaliyo Haweenka si meesha loo cirib tiro  Gudniinka Haweenka islamarkaana Haweenka ay ku yeeshaan awood hogaanka dalalka dunida sadexaad….’

Xidhibaan Caasha Xaaji Cilmi ayaa waxa ay ka mid tahay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee sida aadka ah ugu ololeeya Nabada, Horumarinta  iyo Badbaadinta Hooyada iyo Dhalaanka Soomaaliya.

Dhinaca Kale Xidhibaan Caasha Xaaji Cilmi  ayaa waxa ay u ololeeysaa cirib tirka Gudniinka Haweenka Soomaaliya.

Halkaan Hoose Ka Daawo Wareysiga…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com