Muqdisho, AGGM; Wararka hadda naga soo gaaraya Xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayana in 149 Xildhibaan ay mooshin ka gudbiyeen Xukuumada uu hogaamiyo R/wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed.
Ilo wareedyadeena ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxa sy sheegayaan in hadda mooshinkii lagu ridi lahaa Xukuumada uu hogaamiyo R/wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed gacanta loo gashay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Dhinaca kale waxaa jira warar kale oo sheegaya in Xildhibaan gudbiyay mooshinka ay tradooda tahay 100 Xildhibaan.
Isku soo wada duuboo gabi ahaan Xildhibaanada dalka gudihiisa ku sugan ayaa waxaa lagu sheegay inay maanta tahay tiradooda 200 oo Xildhibaan.
Waxii kasoo kordha wrakan kala soco Allgalgaduud media….
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com