LA SOCO:- Maxaa ka taqaanaa inta R/wasaarayaashii ugu Danbeeyay ee Soomaaliya iyo Mudadii ay shaqaynayeen.?

0

Khilaafadkaa soo noq-noqda ee joogtada ah ee dhex mara masuuliyiinta ugu sareeysa ee Dawaldihii ka dambeeyey burburkii dawaladii dhexe ee somaliyeed, waxaa caado noqotay in khilaafku ku soo afjarmo in shaqada laga eryo mar walba R/wasaarayaasha kuwaas oo inta badan xilalkooda laga eryo khilaafka ka dib.

Halkaan ka akhriso magacyadooda iyo inta mudada ah ay xilalkooda hayeen ka dibna khilaf ku waayay.

1-Cumar C/rashiid Cali Sharmarke: 1 sano iyo 7 bilood

2-Maxamed Cabdilaahi Farmajo: 8 bilood

3-Abdiweli Maxamed Cali Gaas: 1 sano iyo 4 bilood

4-Cabdi Faarax Shirdon ” Saacid”: 1 sano iyo 6 bilood

5-Abdiweli Sheekh Axmed: 10 bilood – ?.

ALLGALGADUUD.COM