Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15/10/2014 magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u Naxariistee Marxuum Abukar Nuur Xalane Diini Bucul .
Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, maamulka iyo shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Walaalkeen Marxuum Abuukar Nuur Xalane, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Nuur Xalane Diini Bucul iyo Reer Xalane Diini Bucul, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Abuukar Nuur Xalane Diini Bucul, waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Abuukar Nuur Xalane Diini Bucul Janadi Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.
Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed oo gaara Diraya
Dhamaan Jaaliyadaha Galjubba Ee Dalka Dibeddiisa.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com