DHAGEYSO:- Danjiraha Shiinaha u fadhiya Muqdisho oo ku hadlaya Afsoomaali balan qaadna sameeyay

0

Muqdisho, AGGM: Danjiraha dowlada Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Win hinton ayaa ku hadlay Afk Soomaaliga xili uu ka mid ahaa dadkii ka baxaty Jamacada Umada Soomaaliyeed.

Wuxuu balan qaaday inuu ka shaqayn doono sidii uu isugu xiri lahaa labada dowladood ee Shiinaha iyo Soomaaliya.

 

 

 

Halkaan Hoose Ka Dhageyso.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com