Garbahaarey, AGGM: Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaareey ayaa sheegaya in Horjeegaha Maleeshiyada Raaskambooni loo diiday inuu yimaado Magaaladaasi xili uu doonayay inuu beesha sade ka kulmo.
Horjeege Axmed Madoobe oo xulafaysanaya R/wasaare Cabdi Wali ayaa wada qorshaynaya inay tagaan Garbahaaray oo si toos ah beesha dhan iyo horjaagahaan ay u wsada hadlaan.
Arimahaasi oo dhan waxaa maanta si cad kaga horyimid Beesha Sade oo soo saartay go’aan ah in Axmed Madoobe uusan cag soo dhigi karin Magaalada Garbahaareey shirkana ka qaybgali karin.
HALKAAN KA DHAGEYSO BAYAANKA BEESHA.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com