Al-Shabaab oo Arin Cusub Ku Kordhiyaya Dadka Dega Gobolada Jubbooyinka

0

Sida Ay inoo Xaqiijiyeen Dad Kusugan Gobolada Jubooyinka Ururuka l-Shabaab Ayaa Hawada Kasaaray Shrkadihii Isgaar Siinta Labadaasi Gobol.

Ujeedka Ugu Weyn Ayaa Dadku Waxaa Ay Ku Shegayaan In Ay Tahay Kadib Markii La Shegay in uu Degaanada Gobolkaasi uu Gaaray Hogaamiyaha Cusub Ee Al-Shabaab Sheikh Axmed Abuu Cubeyda.

Sidokale Wararka Waxaa Ay intaa Kudarayaan in Saraakishii Al-Shabaab Ugu Sareysay oo Dhan Ay Labadaa Gobol isugu Tageen Gaar Ahaan Magaalooyinka Jilib Iyo Jamaame oo Kawada Tirsan Gobolada J/Hoose iyo J/Dhexe.

Dowlada Somaliya Ayaa Dhawaan Lacago Dul Dhigtay Hogaanka Cusb Ee Al-Shabaab Cedii Soo Sheegta Meel uu Kusugan Yahay Ama Fududeysa Sidii Loo Sooqaban Lahaa in Ay Sii Neyso Lacag Dhan {$ 100,000} oo Dolarka Mareykanka Ah.

Wixii Kusoo Kordha Akhristayaashena Dib Ayaan Uga Soo Faah Faahin Doonaa Insha Allah