DHAGEYSO:- Dr. Cabdi Shire Warsame oo ka hadlay faa’iidada iyo midnimada Beesha Sade iyo sida looga shaqayn karo

0

Garbahaarey, AGGM:Cabdi Shire Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta ka qaybgalaya shirka Midnimo one ee haatan ka socda magaalada Garbahaaray ayaa wuxuu khud muhiim ah ka jeediyay shirka, wuxuuna ku dheegaaray midnimada Beesha Sade.

Wuxuu Sheegay Cabdi Shire in Odoyaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta iyo dhamaan qaybaha Bulshada ee Sade ay ka shaqeeyaan sidii loogu midoobi lahaa walaaltinimada beesha Sade.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Wareeysiga Dr. Cabdi Shire Warsame

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com