DHAGEYSO:- Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Magaalada Jiddah.

0

Muqdisho, AGGM: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray Magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudi Arabiya.

Wafdiga Madaxweynaha oo shalay ka ambabaxay Magaalada Muqdisho, ayaa u tagay dalka Sacuudiga gudashada Acmaasha Xajka sanadkaan.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa magaalada Jidda waxaa si diirran ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiinta safaaradda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso…

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com