TOP NEWS:- Maxamuud Sayid Aadan oo si aan la maqal uga hadlay heshiiskii Goobweyn (DHAGEYSO)

0

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Lixda Gobal ee Koonfur galbed somaaliya Maxamuud sayid aadan ayaa si an inaba Caadi ahayn uga hadlay Heshiskii Goobweyn isagoo Tilmaamay Maxamuud Sayid Aadan ,waxaana sido kale uu ka hadlay Halka uu maamulkooda marayo iyo Wafdi Gudoomiyaha Barlamaanka somaliya Hogaaminayo ayuu sido kale sheegay inay imaanaya Baydhabo.