DHAGEYSO:- Ciidankii ugu badnaa ee Somaliland oo ku qul qulaaya Laascaanood.

0

Laascaanood, AGGM: Wararka haatan naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee gobalka Sool ayaa waxay sheegayaan in ciidamadii ugu badnaa ay haatan ku qul qulaayaa halkaasi.

Ciidamadaan ayaa ah kuwo aad u badan, waxaana wararka ay sheegayaan in ay yihiin kuwo doonaaya in ay duulaan ku qaadaan maamulka cusub ee K haatumo State.

Mid ka mid ah dadka ku dhaqan degmadaasi ayaa u heegay Shabakada Allgalgaduud in ciidamadaan ay yihiin kuwo aad u hubeysan, magaalada oo dhanna laga garanaayo.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com