Muqdisho, AGGM:Waa muuqaal hees cusub oo loo qaaday dilkii Allaha u naxariistee Saado Cali Warsame, waa mid ilin kaa keeni doonaa, waxaan ku jira heestaan Erayo wax badan sheegaaya.
Muuqaalka heestaan waxaad dareemi doontaa waxyaabo badan oo ku saabsan Saado Cali iyo sidoo kale waxaad ogaan doontaa sida umadda Soomaaliyeed ay taasi uga xunyihiin.
Qaar ka mid ah Erayada Heesta oo aynu qornay waxaa ka mid ah.
BOQORADII FANKA IYO FAALADAA QARAN BAY AHAYD
MAXAY BOQONTA U JAREEN, KUWA DILAY BEER ADKAA
BARIISA CAD BAY AHAYD, BAREER BAA LOO ARKAAYAY, XAGUU JIRAY BOOLISKII
BULSHAYAHAY SOOMAALIYEED MAR HADAAN BOWDADA KA JABAY
BILAAWAHA IGU TAGAY INTA KALE BADBAADIYOOW
**************************************
BAD BAADADII DALKEENIYO BAAQII UMADAY AHAYD
MAXAY ULA BEEGSADEEN *****BAASKA UGU FUREEN
https://www.youtube.com/watch?v=0Hr5js-fKVs
BURHAAN DHAQAN BEY LAHAYD, ABWAAN BUUXAY AHAYD,BILICDA MASRAXAY LAHAYD
BULSHAYAHAY SOOMAALIYEED MAR HADAAN BOWDADA KA JABAY
BILAAWAHA IGU TAGAY INTA KALE BADBAADIYOOW
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com