DHAGESYO:- Garoonka Muqdisho oo la horumarinaayo iyo Duulimaad Habeenkii ah oo lagu soo daraayo

0

Wasiirka wasaarada duulista iyo hawada Soomaaliya Saciid jamac qorsheel oo warbaahinta kula hadlaya magaalada Muqdishoa ayaa sheegay in haatan la hormarinaayo garoonka diyaaradaha oo habeenkii inuu shaqeeyo lagu soo daraayo.

Wuxuu sheegay arimahaasi inuu kala hadlay qaramada midoobay iyo AMSIOM maadaam ay dhex daganyihiin.

HALKAAN KA DHAGEYSO.