Dhageyso:Casharkeena Maanta “Fadliga Akhrinta Qur’aanka” Iyo Sheekh Muxyadiin Xasan Ayaanle.Qaybti 26-aad.

0

Muqdisho, AGGM:Bishaan Barakaysan ee Ramadaan awgeed Warbaahinta Allgalgaduud Media waxa ay maalin walba idiin soo gudbin doontaa cashar ku saabsan bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Waxaa casharadaan ku saabsan fadliga iyo Axkaanta bishaan noo soo jeedin doona hadii alle idmo Caalimka Weyn ee Sheekh Muxyadiin Xasan Ayaanle oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed kuna sugan wadanka Sweden.

Casharadaan oo ah kuwo aad u qaymo badan ayaan waxaan idiin soo gudbin doonaaa maalin walba cashar gooni ah oo ku saabsan maalintaas ayada ah.

Waxaan rajeenaynaa in aad ka faaiideesataan kuna taxantaan waqtigaagana aad galisid ayadoo Shiikhu uu ugu talagalay oo 30 min uu ku ekeenayo si aad uga caajisin Insha Allaah.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com