Dhageyso:-Madaxweynaha oo kahadlay arinta badda Soomaaliya

0

Madaxweynaha dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheakh Maxamuud  ayaa qudbadii uu kajeediyey xiritaanka kalfadhiga afaraad ee golaha baarlamanka waxa uu kusoo hadal qaaday muranka lasheegay inuu kataaganyahay badda Soomaaliya.

Xasan Sheakh Madaxweynaha Soomaaliya Waxa uu sheegay in aysan jirin wax muran ah oo iminka kataagan badda Soomaaliya, waxaana uu sheegay in arintan mudooyinkii dambe qeybaha kala duwan ee bulshadu ay aad u hadal hayeen.

Halkan ka dhageyso.