Dhageyso: Jariirad Sheegtay Halka Ay Lacagaha Ka Helaan Alshabaab Iyo Boko Xaaram

0

USA (AGGM) Kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya iyo wadamo ku yaalla geeska Afrika ayaa la sheegay in lacago ay ka helaan dibadaha, taasoo sida ay jariirada sheegtay ay kooxdaas dagaaladeeda ku sii wado.

Jariiradan oo lagu magacaabo Money Jihad.com ayaa soo qaadatay sidoo kooxda mayalka adage e Boko Xaaram oo dalka Nigeria ka dagaalanta, taasoo iyana lacago sida ay sheegeen ka hesha dibaddaha.

Lacagaha ayaa la sheegay in Alshabaab loogu soo gudbiyo bangiga Barcalys oo ku yaalla wadanka UK, taasoo deedna loo gacan geliyo kooxda Alshabaab lacagahaas.

Halkaan Ka Dhageyso Warbixintaas

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com