Marka (AGGM):Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose C/qaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa waxa uu cod dheer ku sheegay inay Tallaabo adag ka qaadi doonaan Gudoomiyihii ay kusoo cadaato inuu ka qeyb qaato Dagaal Beeleedkii ka dhacay Gobolka SH/hoose.
Waxa uu C/qaadir Siidii uusan sheegin tallaabada ay qaadayaan hadii Gudoomiyeyaasha qaarkood kusoo cadaato inay dagaalkadii dhacay ku lug lahaayeen.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com