Dhageyso: Heesteena Caawa Aan Ugu Talagalnay Ciidamada Goobweeyn Iyo “Geesiyada Aan Nacabka Iyo Gumeysiga U Nixinoow HANOOGINA”.

0

Waa Heesteena aan Caawa ugu talagalnay ciidamada Goobweeyn ee ay hogaamiyaan Col. Bare Aden Shire Iyo Col. Cabdi Cigaal Iyo ” Geesiyada Aan Nacabka Iyo Gumeysiga U Nixinoow Hanoogina

Geesiyada Aan Nacabka Iyo Gumeysiga U Nixinoow,
Neecoow Xornimo Nolosha U Hurte Hanoogina,
Nafaqadiinu Waa Guul,
Dheeftiinu Waa Calan,
Natiijadiinu Waa Gobonimo Lagu Nastoo Lagu Nagaadee Hanoogina.”

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com