Muqdisho (AGGM):Wakiilka Qaramada Midoobeey ee Somaliya Nicolas Key ayaa waxa uu ka hadlay Khilaafka U dhaxeeya Madaxda Soomaalida isagoo kula dar daarmay inay iska dhaafaan wax walbo oo keeni kara kala aragti duwanaasho.
Mr Kay ayaa sidoo kale waxa uu ku celceliyay in laga shaqeeyo midnimada.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com