Dhageyso: Dowladda Oo Xakameynayso Qaadashada Baasaboorka Dublimaasiga.

0

Muqdisho (AGGM):Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Xukumadda Soomaaliya C/rixmaan Ducaale Beyle oo ka hadlayey arinta
Qaadashada Baasaboorka Diblumaasigaa ee Dowaldda Soomaaliya ay bixiso ayaa sheegay in Wasaaradiisa ay Xakamendoonto Qaadashadiisa.

C/rixmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in Wasaarada uu hogaamiyo ay ka soo Celin doonto Dadkii hore u qaatay Baasaboorka Dublimasigaa ee sida Aan Sharciga Waafaqsaneen ku qaatay.

Wasiirka ayaa intaa ku daray inGolaha Wasiirada Soomaaliya uu horgeeyey Qaraar ah in wax laga Wabto Qaabka ay Dowladda Soomaaliya ku bixiso Baasaboorka Dublimaasigaa islamarkaana wax laga qaban doono.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com