Dhageyso:Dagaal Xalay ka dhacay Degmada Hiliwaa

0

 

Muqdisho(AGGM): Dagaal u dhaxeeya Kooxda Al-shabaab iyo Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Xalay ka dhacay degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir.

Dagaalka ayaa waxaa soo qaaday Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab,waxaana uu yimid ka dib markii Fariisimo Ciidamadu halkaasi ay ku leeyihiin Weerar Al-shabaab ay ku Ekeeyeen.

 

Khasaaraha ka dhashay dagaalka Xalay ka dhacay Muqdisho’gaar ahaan degmada Hiliwaa ayaan la ogeen inta uu la eg yahay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com